HomeWararDhageyso:-Maamulka G/Hiiraan oo xal ka gaaray khilaaf ka dhashay deeq Gargaar ah

Dhageyso:-Maamulka G/Hiiraan oo xal ka gaaray khilaaf ka dhashay deeq Gargaar ah

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay isqabqabsi la sheegay in uu u dhaxeeyay Maamulka Gobolka hiiraan iyo kan Magaalada Baladweyne kaas oo ku aadanaa isqabqabsi deeq gargaar ah. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha Bulshada Maamulka Gobolka hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Muqdisho ayaa sheegay in deeqdaas laga helay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay isqabqabsi la sheegay in uu u dhaxeeyay Maamulka Gobolka hiiraan iyo kan Magaalada Baladweyne kaas oo ku aadanaa isqabqabsi deeq gargaar ah.

Gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha Bulshada Maamulka Gobolka hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Muqdisho ayaa sheegay in deeqdaas laga helay ama ay bixiyeen Ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa Itoobiya taas oo la isku fahmi waayay qaabkii loo bixin lahaa.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in Wararka qaar ay War-Baahinta Buunbuuniyeen uusan waxba ka jirin kaas oo ugu dambeen waaxda arimaha Bulshada ee maamulka Gobolka Hiiraan ay dejisay qorsho cad oo ugu dambeen la qeybiyay raashinkii.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye ku xigeenka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts