HomeWararDhageyso:-Madaxweynaha Somaaliya oo markale baaq u diray Al-Shabaab

Dhageyso:-Madaxweynaha Somaaliya oo markale baaq u diray Al-Shabaab

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) ayaa sheegay in dadka Somaaliyeed aysan aheyn kuwo xagjir ah balse ay jiraan dad kale oo dhexdooda ku jira kuwaas oo ku sheegay in ay ka barbar dagaalamaan Al-Shabaab. Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo,ayaa sheegay in dadka xiligaan ka tirsan Al-Shabaab in uu markale cafis uu u fidiyay islamarkaana la doonayo in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi(Farmaajo) ayaa sheegay in dadka Somaaliyeed aysan aheyn kuwo xagjir ah balse ay jiraan dad kale oo dhexdooda ku jira kuwaas oo ku sheegay in ay ka barbar dagaalamaan Al-Shabaab.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo,ayaa sheegay in dadka xiligaan ka tirsan Al-Shabaab in uu markale cafis uu u fidiyay islamarkaana la doonayo in ay dowladdooda ku soo biiraan.

- Advertisement -

Dhanka kale ayaa waxa madaxweyne Farmaajo,ugu baaqay dad uu sheegay in aysan aheyn Somaali kuwaas oo ka barbar dagaalama Al-Shabaab loona bahan yahay in ay dalkooda ku laabtaan.

Dhowr mar ayaa Madaxweyne Farmaajo,iyo madaxdii ka horeysay ay sidaan oo kale sheegeen in ay cafis u fidiyeen raga ka tirsan Al-Shabaab balse hadaladaas aan waxba soo kordhin.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts