HomeWararDHAGEYSO: Maxaa Looga Hadlay Shirka Hor dhaca London?

DHAGEYSO: Maxaa Looga Hadlay Shirka Hor dhaca London?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shirkan ayaa  horu dhac u ahaa shirka looga hadlaayo Arrimaha Soomaaliya oo ay Martigelinayso dowladda Britain, kaasi oo 11-ka bishan  lagu wado inuu ka furmo Magaalada London ee dalka Ingiriiska. Shirkaan ayaa ahaa mid wada tashi ah,waxaana ku sugnaa madasha  wasiirka dastuurka dowlada federaalka Cabdiraxmaan Xoosh, Safiirka Britain ee Soomaaliya, Amb. David Concar, Masuuliyiin kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkan ayaa  horu dhac u ahaa shirka looga hadlaayo Arrimaha Soomaaliya oo ay Martigelinayso dowladda Britain, kaasi oo 11-ka bishan  lagu wado inuu ka furmo Magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Shirkaan ayaa ahaa mid wada tashi ah,waxaana ku sugnaa madasha  wasiirka dastuurka dowlada federaalka Cabdiraxmaan Xoosh, Safiirka Britain ee Soomaaliya, Amb. David Concar, Masuuliyiin kale oo ka socday ururada bulshada iyo xub no ka socday beesha caalamka.

- Advertisement -

Sidoo kale shirkaan ayaa looga hadlay qorshaha dowladda Soomaaliya ay la tageyso shirka Magaalada London.

Wasiikii hore ee qorsheenta  Cabdiraxmaan Cali Ceynte oo ka mid ahaa guddiga qaban qaabada shirka ayaa furitaanka ka hadlay, waxaana uu sharxay arrimaha looga hadlayo ee qorsheysan shirka London.

Dhinacakale Safiirka Britain ee Somaliya, Amb. David Concar ayaa dhnakiisa sheegay in xaalada soomaaliya ay soo hagaageyso shirka Londana uu qeyb ka yahay hormarada dalka uu gaaray, xaalada amaanka dalka ayuu sheegay inay tahay mid hada soo hagaageyso

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyo codka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts