HomeWararAhlus sunna ''Waa Bur buray Wada Hadalkii Nagala Dhexeeyey Galmudug"

Ahlus sunna ”Waa Bur buray Wada Hadalkii Nagala Dhexeeyey Galmudug”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka gobolada dhexe ee Ahlsu sunna Wajmaaca ayaa maanta Dhuusa-mareeb uga dhawaaqay inuu bur buray wada hadalkii ay la lahaayeen dhinaca Galmudug. Madaxda Ahlu sunna ayaa ka hadlay waxa keenay inuu fashilmo wada hadalka, waxaana Saadaq Sheikh Yuusuf guddoomiyaha baarlamaanka maamulka gobolada dhexe uu  sheegay inya iyagu dalbadeen marka hore madaxweynaha Galmudug, la’iskuna fahmi waayey, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka gobolada dhexe ee Ahlsu sunna Wajmaaca ayaa maanta Dhuusa-mareeb uga dhawaaqay inuu bur buray wada hadalkii ay la lahaayeen dhinaca Galmudug.

Madaxda Ahlu sunna ayaa ka hadlay waxa keenay inuu fashilmo wada hadalka, waxaana Saadaq Sheikh Yuusuf guddoomiyaha baarlamaanka maamulka gobolada dhexe uu  sheegay inya iyagu dalbadeen marka hore madaxweynaha Galmudug, la’iskuna fahmi waayey, islamarkaana uu xusay in lagu heshiin waayey wax wada qeybsiga labad dhinac, si loo dhiso maamul loo dhan yahay.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts