HomeWarar(LA-YAABKA & SAWIRO): Cunug ku dhalatay Madax Labaad oo kaga yaallo Caloosha.

(LA-YAABKA & SAWIRO): Cunug ku dhalatay Madax Labaad oo kaga yaallo Caloosha.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dhkhatiirta dalka Hinddiya yaa la sheegay inay ku guuleysteen qaliin ay ku sameeyeen gabar ku dhalatay madax  dheeraad ah oo kaga yaalla dhinaca caloosha. Dhakhaatiirta Isbitaalka JK Lone ee magaalladda Jaipur ee Caasimadda Gobalka Rajistan ee dalkaasi ayaa la sheegay inay qaliin socday 4 saacadood ku sameeyeen gabadhaasi. Madax dheeraadka ayaa la sheegay inuusan lahayn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhkhatiirta dalka Hinddiya yaa la sheegay inay ku guuleysteen qaliin ay ku sameeyeen gabar ku dhalatay madax  dheeraad ah oo kaga yaalla dhinaca caloosha.

Dhakhaatiirta Isbitaalka JK Lone ee magaalladda Jaipur ee Caasimadda Gobalka Rajistan ee dalkaasi ayaa la sheegay inay qaliin socday 4 saacadood ku sameeyeen gabadhaasi.

- Advertisement -

Madax dheeraadka ayaa la sheegay inuusan lahayn indho iyo dhego.

Waxay gabdho lahayd gacan saddexaad

Hooyo 21-jir oo aan magaceeda la sheegin ayaa la sheegay inay tegtay Isbitaalka Ram Shehi xilligii ay uurka lahayd, loona sheegay inay mataano wado.

- Advertisement -

Waxay ka cabanaysay xanuun dheeri ah oo aysan horey u soo arki jirin uurkeedii hore.

Waxay Dhakhaatiirtu saareen mashiinadda (a sonography scan and an ultrasound), isla markaana u sheegeen inay wado ilmo mataano ah, inkastoo aysan ogaanin qaab-dhismeedka ilmahaasi ku jiray uurka hooyada.

Mataanaha sidan mucjisada ku dhashay ayaa naadir ku ah Calaamka, waxayna Dhakhaatiirtu sheegeen in halkii million oo carruur dhalata laga  helaa hal ilmo oo qaab mataano aan dhamaystirnayn leh.

Dr. Vijiyeta Garg oo ah Dhakhtar ku takhasusay cuddurada Haweenka (A Gynaecologist) oo eegay Haweeneydaasi ayaa sheegay in hooyadda iyo ilmaheeda la badbaadin kaaro.

Aabaha dhalay ilmahaasi oo 24 jir Beeraley ah waxa uu sheegay in muhiimadda 1-aad tahay in xaaska la badbaadiyo, kadibna cunug yar.

Hawlgalka Qaliinkjaasi oo ddhacayu bishii la soo dhaafay ee April 26-da ayaa la xaqiijiyey in lagu guuleystay, kadib, markii ay Qaliin Dhakhaatiir ah iska kaashadeen Qaliinkaasi oo socday muddo 4 saacadood.

Madixii dheeriga ayaa laga soo saaray Caloosha, waxaana sidoo la jaray gacantii saddexaad ee dheeriga ahayd.

Dhakhaatiirta Isbitaalka wax kharaj ah kama qaadin Qoyska oo ku aadan Daryeelka Caafimaadka iyo Qaliinka.

Ilmaha yar oo gabar ah ayaa la sheegay inay soo kabanayso, iyadoo la siiyo caanaha naaska hooyadeeda, waxaana la filayaa goor dambe oo isbuucan ah in laga saari doono Isbitaalka ay ku jiraan.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts