HomeWararRa’isul-wasaaraha oo sheegay inaan Waraaqaha Canshuur-dhaafka la bixin karin Oggolaansho La’aan.

Ra’isul-wasaaraha oo sheegay inaan Waraaqaha Canshuur-dhaafka la bixin karin Oggolaansho La’aan.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’isul-wasaaraha XFS, Dr. Xasan Cali Kheyre ayaa bishii hore soo saaray Wareegto ku aadan Nidaamka Canshuur-dhaafka ee Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. Wareegtadaasi ayaa loo kala diray Wasiirka Maaliyadda, Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha iyo Dhaqaalaha, iyadoo ogeysiin ahaan loogu gudbiyey Hanti-dhowraha Guud, Maamulaha Dekedda Muqdisho iyo Maamulaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Ra’isul-wasaataha waxa uu Wareegtadad ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha XFS, Dr. Xasan Cali Kheyre ayaa bishii hore soo saaray Wareegto ku aadan Nidaamka Canshuur-dhaafka ee Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Wareegtadaasi ayaa loo kala diray Wasiirka Maaliyadda, Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha iyo Dhaqaalaha, iyadoo ogeysiin ahaan loogu gudbiyey Hanti-dhowraha Guud, Maamulaha Dekedda Muqdisho iyo Maamulaha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

- Advertisement -

Ra’isul-wasaataha waxa uu Wareegtadad ku sheegay inay waayadan dambe soo if baxeen warar muujinaya isku-day la xiriira in si qaldan looga faa’ideysanayo Sharciga Canshuur-dhaafka, iyadoo Waraaqo been abuur ah loo samaystay Badeecadaha dibedda ka soo degta, si loo codsado Canshuur-dhaaf aan sharci ahayn.

Wareegtadda waxaa Wasaaradda Maaliyadda la faray inaan la bixin karin wax Canshuur-dhaaf ah, iyadoo aan Oggolaansho laga helin Ra’isul-wasaaraha XFS.

Halkan ka akhriso Wareegtada Ra’isul-wasaare Kheyre:

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts