HomeWararDhageyso:Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka badbaaday Qarax miino oo caawa lala eegtay

Dhageyso:Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka badbaaday Qarax miino oo caawa lala eegtay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Fiidkii Caawa ayaa qarax Miino waxaa lala eegtay Mudane katirsan Golaha shacabaka oo lagu magacaabo Maxamuud Abuukaate,gaariga uu la socday Mudanaha ayaa miinada waxa ay kula kacday meel ku dhaw Carwada Taleex ee Degmada Hodan. Khsaaro kala duwan ayaa ka dhashay Qaraxaasi oo labo kamid ah ilaalada Xildhibaanka ayaa ku dhaawacmay. Xildhibaan Maxamuud Abuukaate ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fiidkii Caawa ayaa qarax Miino waxaa lala eegtay Mudane katirsan Golaha shacabaka oo lagu magacaabo Maxamuud Abuukaate,gaariga uu la socday Mudanaha ayaa miinada waxa ay kula kacday meel ku dhaw Carwada Taleex ee Degmada Hodan.

Khsaaro kala duwan ayaa ka dhashay Qaraxaasi oo labo kamid ah ilaalada Xildhibaanka ayaa ku dhaawacmay.

- Advertisement -

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate ayaa ka badbaaday qaraxaasi lala eegtay sida uu Dalsan u Xaqiijiyay Gudoomiyaha Degmada Hodan Axmed Salaad,hasa ahaatee gudoomiye Salaad ayaa xaqiijiyay in labo kamid ah ilaalada Xildhibaanka ay dhaawacmeyn.

Howlgal ayaa iminka waxa uu ka socdaa goobta qaraxa uu ka dhacay waxaana goobtaa la dhigay ciidamo badan.

Halkan ka dhageyso Gudoomiyaha Degmada Hodan Axmed Salaad:

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts