HomeWararBurcad-baddeed weeraray Markab Dagaal oo laga lahaa Maraykanka oo lagu xukumay Xabsi...

Burcad-baddeed weeraray Markab Dagaal oo laga lahaa Maraykanka oo lagu xukumay Xabsi Daa’im.

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

War-saxaafadeed ka soo baxay Waaxda Caddaldda Mrayknka (The US Justice Department) ayaa lagu sheegay in Mohamed Farah oo 31-jir ah lagu xukumay Xabsi Daa’im, doorkii uu ku lahaa Weerar ay isaga iyo koox kale ku weerareen Markabka Dagaalka Maraykanka ee USS Ashland bishii April ee sannadkii 2010-kii. Qoraalka waxaa kale oo lagu sheegay in Eedeysanahaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay Waaxda Caddaldda Mrayknka (The US Justice Department) ayaa lagu sheegay in Mohamed Farah oo 31-jir ah lagu xukumay Xabsi Daa’im, doorkii uu ku lahaa Weerar ay isaga iyo koox kale ku weerareen Markabka Dagaalka Maraykanka ee USS Ashland bishii April ee sannadkii 2010-kii.

Qoraalka waxaa kale oo lagu sheegay in Eedeysanahaasi lagu xukumay 10-sanno oo dheeraad ah oo ku aadan falka Burcad-baddeeda iyo Weerarkii lagu qaaday Markabka Dagaalka ee USS Ashland.

- Advertisement -

Markabkaasi oo 7 sanno ka hor lagu weeraray Gacan-biyoodka Cadan ayaa la sheegay inaysan soo gaarin wax dhibaato ah, isla markaana aysan cidna ka dhaawacmin Shaqaalihii la socday Markabkaasi.

Dhinaca kale,  4 Eedeysane oo qeyb ka ahaa weerarkaasi ayaa horey Xabsi ugu muteystay doorkii ay ku lahaayeen Weerarkaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts