HomeWararRa’isul wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiga Ammaanka...

Ra’isul wasaare Kheyre oo kulan la qaatay Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiga Ammaanka (Sawirro)

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Xassan Cali Kheyre iyo Wasiirka Gaashaandhigga ayaa xalay xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho kulan su’aallo lagu weydiinayay la qaatay Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiyada Difaaca iyo Ammaanka ee Baarlamaanka. Ra’isul wasaare Kheyre  ayaa Guddoonka iyo gudiyada Barlamaanka u sharaxay qorsha ku aadan dib u dhiska Ciidamada Qalabka sida ee Jamhuuriyadda Soomaaliya . Dowaladda Federaalka  Soomaaliya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Xassan Cali Kheyre iyo Wasiirka Gaashaandhigga ayaa xalay xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho kulan su’aallo lagu weydiinayay la qaatay Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiyada Difaaca iyo Ammaanka ee Baarlamaanka.

Ra’isul wasaare Kheyre  ayaa Guddoonka iyo gudiyada Barlamaanka u sharaxay qorsha ku aadan dib u dhiska Ciidamada Qalabka sida ee Jamhuuriyadda Soomaaliya .

- Advertisement -

Dowaladda Federaalka  Soomaaliya ayaa ku dadaaleysa sidii loo dhisi lahaa Ciidamo hanan kara Ammaanka Dalka, si looga maarmo Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee hada Dowladda ka caawiya ladagaalanka Alshabaab.

Halkaan hoose ka Daawo Sawirrada:

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts