HomeWararKumanaan qof oo ku go’doonsan Daadad ku soo fatahay Galbeedka  Mosul.

Kumanaan qof oo ku go’doonsan Daadad ku soo fatahay Galbeedka  Mosul.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hadal ka soo baxay Milliteriga dalkaasi ayaa sheegay in dhamaan Buundooyinka dul-mara Webiga Dajla ee Galbeedka Mosul noqdeen kuwo aan la geli karin, lagana soo bixi karin, waxaana go’ay dhabihii dadka lagu gaarsiin lahaa Sahayda Samafalka. Boqolaal qof oo rayid ah ayaa adeegsanayey doonyaha alwaaxda si ay uga gudbaan Webiga Dajla, iyadoo inta badan Buundooyinka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Milliteriga dalkaasi ayaa sheegay in dhamaan Buundooyinka dul-mara Webiga Dajla ee Galbeedka Mosul noqdeen kuwo aan la geli karin, lagana soo bixi karin, waxaana go’ay dhabihii dadka lagu gaarsiin lahaa Sahayda Samafalka.

Boqolaal qof oo rayid ah ayaa adeegsanayey doonyaha alwaaxda si ay uga gudbaan Webiga Dajla, iyadoo inta badan Buundooyinka lagu burburiyey Dagaalladii ka dhacay Deegaankaasi.

- Advertisement -

Ku-dhawaad 400,000 oo qof ayaa weli ku go’doonsan Galbeedka Mosul ku go’doonsan iyadoo ay Ciiddanka Dowladda doonayaan inay Kooxda Daacish ka saaraan Galbeedka Mosul.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts