HomeWararKooxda Abu Sayaaf oo surka ka jartay Kabtan waday Dooni Kalluumeysi.

Kooxda Abu Sayaaf oo surka ka jartay Kabtan waday Dooni Kalluumeysi.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hadal ka soo baxay Milliteriga dalkaasi ayaa lagu sheegay in Kabtankasi surka looga jaray Degmdda Patikul, wuxuuna ka mid ahaa 3Kalluumeysato oo ay Kooxdu qabsatay bishii December ee sanndkii hore. Ninka surka laga jaray oo la oran jirey Noel Beskonde ayaa la sheegay in la dilay, kadib, markii la bixin waayey Lacag madax-furasho oo dhamayd […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Milliteriga dalkaasi ayaa lagu sheegay in Kabtankasi surka looga jaray Degmdda Patikul, wuxuuna ka mid ahaa 3Kalluumeysato oo ay Kooxdu qabsatay bishii December ee sanndkii hore.

Ninka surka laga jaray oo la oran jirey Noel Beskonde ayaa la sheegay in la dilay, kadib, markii la bixin waayey Lacag madax-furasho oo dhamayd 60,500 oo Dollar.

- Advertisement -

Warar kale ayaa sheegayo inay Kooxda Abu Syaaf ninkaasi u dileen isagoo socodkii gaby, kadib, markii uu xanuunsaday.

Dhinaca kale, Milliteriga Dowladda Filibiin ayaa sheegay inay heleen Muuqaalo Video ah oo muujinaya iyadoo Kabtanka surka laga jarayo, balse aysan weli helin maydkiisa.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts