HomeWararImaaaradka oo Biyo-xireen weyn ka hirgelisay magaalladda Hargeysa.

Imaaaradka oo Biyo-xireen weyn ka hirgelisay magaalladda Hargeysa.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hay’adda Samafalka ee The Khalifa Bin Zayed Al Nahyan Foundation ayaa soo gebagebaysay Mashruuc Biyo-xireen oo laga hirgeliyey magaalladda Hargeysa, kaasi oo loogu talagalay in lagu kaydiyo Biyaha, si loo isticmaalo marka la gaaro Xilliga Abaaraha. Dhismaha Biyo-xireenka oo qaatay muddo 13-bilood ayaa qeyb ka ah Ololaha Dowladda Imaaraaadka ee Lacagaha loogu ururinayo si  loogu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda Samafalka ee The Khalifa Bin Zayed Al Nahyan Foundation ayaa soo gebagebaysay Mashruuc Biyo-xireen oo laga hirgeliyey magaalladda Hargeysa, kaasi oo loogu talagalay in lagu kaydiyo Biyaha, si loo isticmaalo marka la gaaro Xilliga Abaaraha.

Dhismaha Biyo-xireenka oo qaatay muddo 13-bilood ayaa qeyb ka ah Ololaha Dowladda Imaaraaadka ee Lacagaha loogu ururinayo si  loogu gurmado dadka ku macluulsan Somalia.

- Advertisement -

Munaasabadda lagu daah-furayey Mashruucaasi waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Dibedda Maamulka Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire iyo mas’uuliyiin ka socotay Hay’adda Gargaarka ee Khalifa Foundation.

Eng. Wassim Haaruun oo Madax ka ah Shirkadda dhistay Biyo-xireenkaasi ayaa sheegay in uu biyo xireenku ku fadhiyo dhul dhan 150 mitir, isla markaana lagu kaydin karo 350,000  ee cubic meter.

Waxa kale oo uu tilmaamay in Xilliga Abaaraha maalin kasta laga dhaansan doono 650,000 oo gallons.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Imaaraadka Carabta waxay sannadkan u aqoonsatay Sannadkii Wax-isa-siinta, taasi oo loogu tala-galay in lagu xoojiyo doorka Imaaraadka ee Deeqaha Samafalka iyo inay Farriin u noqoto sidii xal loogu heli lahaa Macluusha ka jirta Somalia.

Xigasho: WAM

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts