HomeWararSoomaalida ku nool dalka Kanada oo cabasho ka muujiyey dadka Soomaalida ee...

Soomaalida ku nool dalka Kanada oo cabasho ka muujiyey dadka Soomaalida ee lagu dilayo dalkaasi.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dhaqdhaqaaqyahano ka tirsan Isbahaysiga Jaalliyadda Edmonton ee Xuquuqda Aadanaha ayaa dareen walaac leh ka muujiyey tiradda sii kordhayso ee Dilalka aan weli la xalinin ee loo geysto dadka looga tirto badan yahay magaalladda Edmonton ee Gobalka Alberta ee dalka Kanada. Maxamed Accord oo ka tirsan Isbahaysiga “The Edmonton Community Coalition for Human Rights”  ayaa sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhaqdhaqaaqyahano ka tirsan Isbahaysiga Jaalliyadda Edmonton ee Xuquuqda Aadanaha ayaa dareen walaac leh ka muujiyey tiradda sii kordhayso ee Dilalka aan weli la xalinin ee loo geysto dadka looga tirto badan yahay magaalladda Edmonton ee Gobalka Alberta ee dalka Kanada.

Maxamed Accord oo ka tirsan Isbahaysiga “The Edmonton Community Coalition for Human Rights”  ayaa sheegay inay u baahan yihiin Taageero iyo in lga hadlo arrintaasi.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay iny jiran Tobanaan qof oo Dhllinyaro Somali h oo lagu dilay Gobalka lberta tan iyo bilowgii sannadihii 2000.

Maalintii Sabtid waxaa magaalladda Edmonton ka dhacay Socod taageero loogu muujinayo xubnaha Jaalliyadda Soomaalida iyo in lagu maamuso dadkii naftooda ku waayey.

Socodkaasi oo loogu magc daray Socodka Cddaldda (The Walk for Justice) ayaa waxaa lagu maamusayey 35-snno guuradii ka soo wareegtay Asaskii Dastuurka Kanad ee Xuquuqda iyo Xorriyadaha (The Canadian Charter of Rights and Freedoms).

- Advertisement -

Tobaneeyo qof ayaa ku soo biirtay Socodkasi oo qiyaastii ahaa 25-KM, kaasi oo ka soo bilowday Qabuurha Muslimiinta ee magaalladda Edmonton ilaa Fagaaraha Churchill Square.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts