HomeWararDHAGEYSO: Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose oo Sheegay inaysan Awoodin Wax ka qabashada...

DHAGEYSO: Maamulka Gobolka Shabeellaha hoose oo Sheegay inaysan Awoodin Wax ka qabashada amaanka Gobolkaas

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiye ku xigeenka  amniga ee maamulka gobolka shabeellaha hoose Cali nuur Maxamed ayaa shegay in dhibaatooyin dhinaca amniga iyo xaalado dagaal ay ka jiraan Shabeelaha hoose, islamarkaana maamulka gobolka kaliya eysasan ku filneyn waxka qabashada amaanka gobolkaas. Cali nuur oo la hadlay Radio Dalsan, waxaa uu tilmaamay in gobolka uu u bahanyahay shaqo culus, iyo in la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka  amniga ee maamulka gobolka shabeellaha hoose Cali nuur Maxamed ayaa shegay in dhibaatooyin dhinaca amniga iyo xaalado dagaal ay ka jiraan Shabeelaha hoose, islamarkaana maamulka gobolka kaliya eysasan ku filneyn waxka qabashada amaanka gobolkaas.

Cali nuur oo la hadlay Radio Dalsan, waxaa uu tilmaamay in gobolka uu u bahanyahay shaqo culus, iyo in la xoojiyo dagaalka Alshabab,islamarkaana loo baahan yahay in dowladu ay gacan ka geysato howlgalada ka dhanka ah Alshabaab ee gobolka Shabeellaha hoose.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts