HomeWararDHAGEYSO: Maxkamada Sare Galmudug Oo uga digtay dowladda federaalka inay faragaliso doorashada...

DHAGEYSO: Maxkamada Sare Galmudug Oo uga digtay dowladda federaalka inay faragaliso doorashada madaxweynaha maamulkaas

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha maxkamada sare ee Galmudug Yaxye Sheikh Cali ayaa dowladda dhexe ee federaalak uga digay inay cadaawad ka dhex abuurto maamulka Galmud, balse looga baahanyahay inay si dhow ula sahqeeyaan maamulka, si hore loogu qaado tallabooyinka loo baahanyahay . Guddooomiyaha Waxa uu sheegay in madaxda federaalka aysan xaq u laheyn inay fara gelin toos ah ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha maxkamada sare ee Galmudug Yaxye Sheikh Cali ayaa dowladda dhexe ee federaalak uga digay inay cadaawad ka dhex abuurto maamulka Galmud, balse looga baahanyahay inay si dhow ula sahqeeyaan maamulka, si hore loogu qaado tallabooyinka loo baahanyahay .

Guddooomiyaha Waxa uu sheegay in madaxda federaalka aysan xaq u laheyn inay fara gelin toos ah ku yeeshaan  howlaha ka socda Magaalada Cadaado gaar ahaan Doorashada madaxweynaha oo uu tilmaamay inay sax tahay inay dhacdo Tobanka Bishaan.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts