HomeWararDHAGEYSO: Wasiirkii Hore ee Gaashaandhiga oo sheegay in loo baahanyahay in wax...

DHAGEYSO: Wasiirkii Hore ee Gaashaandhiga oo sheegay in loo baahanyahay in wax laga qabto Amaanka Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasiirkii Gaashaandhiga ee xukuumadii hore Cabduqaadir Sheikh Cali Diini ayaa sheegay inay jiraan dhibaatooyin amni oo u baahan wax kaqabasho, xiili uu la hadlayey laanta afka Soomaaliga ee VOD-da ayuu xusan in lagama maarmaan ay tahay in laga shaqeeyo xasilina amaanka Caasimada Muqdisho, oo ugu baaqay madaxweynaha iyo xukuumda inay ku dadaalan, sidii loo xaqiijin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirkii Gaashaandhiga ee xukuumadii hore Cabduqaadir Sheikh Cali Diini ayaa sheegay inay jiraan dhibaatooyin amni oo u baahan wax kaqabasho, xiili uu la hadlayey laanta afka Soomaaliga ee VOD-da ayuu xusan in lagama maarmaan ay tahay in laga shaqeeyo xasilina amaanka Caasimada Muqdisho, oo ugu baaqay madaxweynaha iyo xukuumda inay ku dadaalan, sidii loo xaqiijin lahaa nabadgalaya dalka.

Wasiir diini ayaa ku taliyey madax federaalka iyo shacabka inay si wadajir ah uga shaqeeyaan amaanka, si looga hortago falalka amaan darri ee Muqdisho.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts