HomeWararUNODC oo ka digtay Khatarta faalalka Burcad-baddeedka ee Xeebaha Somalia.

UNODC oo ka digtay Khatarta faalalka Burcad-baddeedka ee Xeebaha Somalia.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Yury Fedotov oo ah Madaxa Xafiiska QM ee La-dagaalanka Daroogadda iyo Daroogadda (UN Office on Drugs and Crime (UNODC) ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka inay kala shaqeeyaan Saaxiibadda kale sidii looga hortegi lahaa  Falalka sii kordhayo ee lagu afduubto Maraakiibta Ganacsiga ee isticmala Badda Somalia. Mas’uulkaasi waxa uu tilmaamay in loo baahan yahy in lla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Yury Fedotov oo ah Madaxa Xafiiska QM ee La-dagaalanka Daroogadda iyo Daroogadda (UN Office on Drugs and Crime (UNODC) ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka inay kala shaqeeyaan Saaxiibadda kale sidii looga hortegi lahaa  Falalka sii kordhayo ee lagu afduubto Maraakiibta Ganacsiga ee isticmala Badda Somalia.

Mas’uulkaasi waxa uu tilmaamay in loo baahan yahy in lla xisaabtamo Burcad-baddeeda la soo qabto, wuxuuna walaac ka muujiyey saddexdii Afduub ee loo geystay Maraakiib ku safraysay Badda Somalia.

- Advertisement -

Madaxa Xafiiska QM ee La-dagaalanka Daroogadda iyo Daroogadda, Yury Fedotov waxa kale oo  uu sheegay inay sii wadayaan Taageeradda ay ka geystaan Dacwadaha lagu soo oogayo Eedeysanayaasha Burcad-baddeeda iyo Hay’addaha Xoojinta Sharciga Somalia ee Arrimaha Baddaha.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts