HomeWararRa’isul-wasaarda Britain iyo Boqorka Sacuudiga oo kulan ku  leh Riyadh.

Ra’isul-wasaarda Britain iyo Boqorka Sacuudiga oo kulan ku  leh Riyadh.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Theresa May ayaa booqanaysa dalka Sacuudiga, si ay hubaal uga dhigto Maalgashiga ugu weyn Ganacsiga ee ay la leeeyihiin dalka Sacuudiga. Ajendaha ugu weyn ee ay maanta kala hadli doono Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin C/casiis ayaa ah Arrimaha Dhaqaalaha iyo inay dalka Sacuudiga ka helaan Maalgashi lagu xoojinayo Dhaqaalaha Britain. Sacuudiga ayaa ah dalka ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Theresa May ayaa booqanaysa dalka Sacuudiga, si ay hubaal uga dhigto Maalgashiga ugu weyn Ganacsiga ee ay la leeeyihiin dalka Sacuudiga.

Ajendaha ugu weyn ee ay maanta kala hadli doono Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin C/casiis ayaa ah Arrimaha Dhaqaalaha iyo inay dalka Sacuudiga ka helaan Maalgashi lagu xoojinayo Dhaqaalaha Britain.

- Advertisement -

Sacuudiga ayaa ah dalka ugu weyn ee Ganacsiga la leh Britain, waxaana Badeecadaha ay ka soo iibsadeen Britain sannadkii 2015-kii lagu qiimeeyey  lacag dhan 8 BILLION oo Dollar.

Dalka Britain waxaa soo food saaray Culays dhinaca Maalgashiga, kadib, markii ay ku dhawaaqeen inay ka baxeen Ururka Midowga Europe oo ay xubin ka ahaayeen 44-sanno.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts