HomeWarar(SAWIRO): Ciiddamo Ugandese oo ay Maraykanka soo tababareen oo ku soo wajahan...

(SAWIRO): Ciiddamo Ugandese oo ay Maraykanka soo tababareen oo ku soo wajahan Somalia.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Saraakiil iyo  Tababarayaal Milliteri oo ka tirsan Ciiddanka Maraykanka ee ku sugan Xeradda Camp Lemonnier ee dalka Jabuuti  ayaa la sheegay inay Ciiddankaasi tababar ku siiyeen Xeradda Camp Singo ee dalka Uganda. Tababarkaasi oo socday muddo 12 isbuuc ah  ayaa waxay Ciiddanka Uganda la baray sida loo hortago Miinooyinka, hannaanka Isticmalka Hoobiyaha iyo  Tababarka Guud ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiil iyo  Tababarayaal Milliteri oo ka tirsan Ciiddanka Maraykanka ee ku sugan Xeradda Camp Lemonnier ee dalka Jabuuti  ayaa la sheegay inay Ciiddankaasi tababar ku siiyeen Xeradda Camp Singo ee dalka Uganda.

Tababarkaasi oo socday muddo 12 isbuuc ah  ayaa waxay Ciiddanka Uganda la baray sida loo hortago Miinooyinka, hannaanka Isticmalka Hoobiyaha iyo  Tababarka Guud ee Ciiddanka iyo Jiheeyha dhulka.

- Advertisement -

Kolonel Bonny Baamiseki oo ah Taliyaha Ciiddanka loo soo dirayo Somalia ayaa sheegay inay ku hawl-geli doonaa qaabka loo soo tababaray, isla markaana ku guuleysan doonaan Hawlgalka loo dirayo.

Kolonel Sean Dooley oo ka tirsan Taliska Ciiddanka Isku-xirka Milliteriga ee Geeska Afrika  (Combined Joint Task Force  (CJTF-HOA) ayaa sheegay inuu Tababarkasi muhiim u yahay Hawlgalka AMISOM iyo waxa uu ugu yeeray Badbaadada Nolosha Askarta.

Kolonel Sean Dooley oo ay soo xigatay Shabakadda Wararka ee Taliska Milliteriga Maraykanka ee Afrika (AFRICOM)  ayaa sheegay in dhamaan Ciiddanka Uganda ee loo soo gebagebeeyey Tabaarka in loogu talagalay in la geeyo Safka Hore ee Dagaalka lagula jiro Alshabaab.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu xusay in la rajeynayo inay Ciiddankaasi qeyb ka qaadan doonaan  sidii Somalia loo gaarsiin lahaa Dowlad Xasiloon, waa sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale, Ciiddankaasi oo kooban in ka badan 1,800 Askari, ayaa la filayaa in Somalia loo soo daad-gureeyo Xilliga Gu’ga ee sannadkan, si ay u xoojiyaan Hawlgalka AMISOM.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts