HomeWararWaqooyiga Kuurya oo mar kale tijaabisay Gantaal Balaastik ah.

Waqooyiga Kuurya oo mar kale tijaabisay Gantaal Balaastik ah.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Difaaca ee dlka Koonfurta Kuurya ayaa sheegtay inuu Gantaalkaasi ku soo dhacay meel 60-KM u jirta Xeebaha dalkooda. Milliteriga Maraykanka ayaa iyagana sheegay in Gantaalkaasi oo noociisu ahaa KN 15 ee Ridada Dhexe aanu wax cabsi ah ku ahayn dalkiisa. Xoghayah Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka, Rex Tillerson ayaa xaqiijiyey inaysan Waqooyiga Kuurya mar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Difaaca ee dlka Koonfurta Kuurya ayaa sheegtay inuu Gantaalkaasi ku soo dhacay meel 60-KM u jirta Xeebaha dalkooda.

Milliteriga Maraykanka ayaa iyagana sheegay in Gantaalkaasi oo noociisu ahaa KN 15 ee Ridada Dhexe aanu wax cabsi ah ku ahayn dalkiisa.

- Advertisement -

Xoghayah Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka, Rex Tillerson ayaa xaqiijiyey inaysan Waqooyiga Kuurya mar kale tijaabinin Gantaalladda Ridada Dheer, wuxuuna intaasi ku daray inaysan haynin faahfaahino kale.

Dowladda Japan ayaa cambaaraysay Tijaabadaasi, kuna tilmaamtay inuu xadgudub ku yahay Go’aanadii ka soo baxay Golaha Ammaanka ee QM.

Dhinaca kale, Tijaabadda ugu dambeysay ee ay Milliteriga dalkaasi saakayto ku tijaabiyeen Gantaalkaasi ayaa waxa uu ku soo beegmayaa Kulanka ay Madaxweynaha Maraykanka iyo dhigiisa Shiinaha berrito ku yeelan doonaan Xeebta loo dalxiis tago ee uu Madaxweyne Trump ku leeyahay Gobalka Florida.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts