HomeWararDHAGEYSO: Puntland oo Shaacisay inuu Bilaabanayo Howlgal ka Dhan ah Hubka Sharci...

DHAGEYSO: Puntland oo Shaacisay inuu Bilaabanayo Howlgal ka Dhan ah Hubka Sharci Darrada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha gobolka Nugaal ee maamulka Puntland Cumar Cabduullaahi fara-weyne oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu bilaaban doono howlgal ballaaran oo ka dhan ah hubka sharci darrada ah lagu dhexwato deegaanada Puntland, si looga horatgo dhibaatooyika amni ee ka jira maamulkaasi. Guddoomiyaha ayaa shaaciyey laga bilaabo todobada Bishaan inaan lagu arkni gudaha deegaanada Puntland qof […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Nugaal ee maamulka Puntland Cumar Cabduullaahi fara-weyne oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu bilaaban doono howlgal ballaaran oo ka dhan ah hubka sharci darrada ah lagu dhexwato deegaanada Puntland, si looga horatgo dhibaatooyika amni ee ka jira maamulkaasi.

Guddoomiyaha ayaa shaaciyey laga bilaabo todobada Bishaan inaan lagu arkni gudaha deegaanada Puntland qof si sharci darra ah u wata hub, islamarakaana la soo taagi doono maxkamad ruuxii lagu arko hub sharci darra ah.

- Advertisement -

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts