HomeWararMilliteriga Maraykanka oo qirtay boqolaal qof oo lagu laayey Galbeedka Mosul.

Milliteriga Maraykanka oo qirtay boqolaal qof oo lagu laayey Galbeedka Mosul.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Hadal ka soo baxay Milliteriga Maraykanka ayaa lagu xaqiijiyey in duqeyn bishan March 17-dii lagu qaaday Xaafadda A  ayaa la shegay in lagu dilay 200 qof oo rayid ah oo ku sugnaa Xaafadda Al-jadiida ee Galbeedka Mosul. Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii Kooxaha Gurmadka iyo dadka Rayidka sheegeen inay maydad badan ku hoos jiraan dhismooyin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Milliteriga Maraykanka ayaa lagu xaqiijiyey in duqeyn bishan March 17-dii lagu qaaday Xaafadda A  ayaa la shegay in lagu dilay 200 qof oo rayid ah oo ku sugnaa Xaafadda Al-jadiida ee Galbeedka Mosul.

Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii Kooxaha Gurmadka iyo dadka Rayidka sheegeen inay maydad badan ku hoos jiraan dhismooyin lagu burburiyey Duqeymahaasi.

- Advertisement -

Fiqa magaalladda Mosul, C/sataar Al-xabo oo kormeerayey Gurmadka, ayaa sheegay in 240 mayd laga soo saaray dhismayaasha burburay, iyadoo warar hore lagu sheegay in duqeymahaasi lagu dilay 130-qof.

Taliska Dhexe ee Milliteriga Maraykanka ayaa dib-u-eegis ku sameeyey Xogta Duqeymahaasi, kadib, markii ay Dowladda Iraq dalbatay in la baaro khasaaraha ka dhashay duqeymahaasi.

Afhayeenka Barlamaanka Iraq, Saalim Al-jaburi ayaa sheegay waxa ka dhacayo Galbeedka Mosul inay yihiin wax aad looga argagaxo.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ilaa 600,000 oo qof oo rayid ah ayaa la rumeysan yahay inay ku go’doonsan yihiin Deegaanadda ay Maleeshiyadda Daacish ka maamulaan magaalladda Mosul.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts