HomeWararAskar Masaari ah oo lagu dilay qarax miino.

Askar Masaari ah oo lagu dilay qarax miino.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ilo dhinac Ammaanka dalkaasi ayaa lagu sheegay in 4 Askari lagu dilay qarax lala beegsaday Gaari Gaashaaman oo ay wateen Waqooyiga Gacan-biyoodka Siinaay, halkaasi oo ay Milliteriga kula dagaalamaan Maleeshiyo gacan-saar la leh Kooxda Daacish. Maleeshiyadda ayaa la sheegay inay miino dhulka ugu aaseen gaariga ay Ciiddanka la socdeen oo marayey meel 20-KM ddhanka Koonfurta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo dhinac Ammaanka dalkaasi ayaa lagu sheegay in 4 Askari lagu dilay qarax lala beegsaday Gaari Gaashaaman oo ay wateen Waqooyiga Gacan-biyoodka Siinaay, halkaasi oo ay Milliteriga kula dagaalamaan Maleeshiyo gacan-saar la leh Kooxda Daacish.

Maleeshiyadda ayaa la sheegay inay miino dhulka ugu aaseen gaariga ay Ciiddanka la socdeen oo marayey meel 20-KM ddhanka Koonfurta kaga toosan Degmadda Al-cariish ee kaabiga ku haya Badda Mediterranean-ka.

- Advertisement -

Khamiistii la soo dhaafay, 10-Askari iyo 15 Maleeshiyo ayaa lagu dilay Hawlgalo ka dhacay meel ku dhow Degmadda Cariish.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts