HomeWararDad ku geeriyooday dhowr Is-qarxin oo ka dhacay dalka Nigeria

Dad ku geeriyooday dhowr Is-qarxin oo ka dhacay dalka Nigeria

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ugu yaraan 8 qof ayaa lagu dilay qaraxyadaasi oo ka dhacay magaalladda Maydiguri ee W/bari ee dalkaasi. Hay’adda Maareynta Masiibooyinka ee dalkaasi ayaa sheegtay in 5 Is-qarxiyayaal weerareen dhowr goobood oo ku yaalla Jidka weyn ee isku xira Mayduguri iyo Gamboru. Mid ka mid ah qaraxyadaasi ayaa lala beegsaday Xero ay ku jireen dad ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 8 qof ayaa lagu dilay qaraxyadaasi oo ka dhacay magaalladda Maydiguri ee W/bari ee dalkaasi.

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka ee dalkaasi ayaa sheegtay in 5 Is-qarxiyayaal weerareen dhowr goobood oo ku yaalla Jidka weyn ee isku xira Mayduguri iyo Gamboru.

- Advertisement -

Mid ka mid ah qaraxyadaasi ayaa lala beegsaday Xero ay ku jireen dad ka soo barakacay dagaalka Kooxda Boko Haram, iyadoo  2 qof lagu dilay eradaasi.

Dhamaan 5-tii Is-qarxiye wey geeriyootay, waxaana weeeraradaasi lagu dhaawacay 20 qof oo rayid ahaa.

Tan iyo markii ay Boko Haram bilaabeen dagaalka 8 sanno ka hor waxaa lagu dilay ku-dhawaad 15,000 oo qof, iyadoo in ka badan 2 million oo qof ku barakaceen.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts