HomeWararUgu yaraan 33 qof oo lagu dilay duqeyn ay Diyaaradaha Isbahaysiga ka...

Ugu yaraan 33 qof oo lagu dilay duqeyn ay Diyaaradaha Isbahaysiga ka geysteen Syria.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Diyaaradaha Isbahaysiga Maraykanka duqeeyeen Dugsi ay dad Barakacayaal gabbaad ka dhiganayeen oo ku yaalla Tuulladda Al-mansuura ee Galbeedka magaalladda Raqa ee Caasimadda Kooxda Daacish. Kooxda La-socodka Dagaaalka Syria ayaa lagu sheegay in ay la xiriireen dadka Deegaanka, kuwaasi oo  tilmaamay inay Duqeyntasi dhacday Habeenkii Isniinta ee la soo dhaafay Bilowgii bishan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa sheegay inay Diyaaradaha Isbahaysiga Maraykanka duqeeyeen Dugsi ay dad Barakacayaal gabbaad ka dhiganayeen oo ku yaalla Tuulladda Al-mansuura ee Galbeedka magaalladda Raqa ee Caasimadda Kooxda Daacish.

Kooxda La-socodka Dagaaalka Syria ayaa lagu sheegay in ay la xiriireen dadka Deegaanka, kuwaasi oo  tilmaamay inay Duqeyntasi dhacday Habeenkii Isniinta ee la soo dhaafay

- Advertisement -

Bilowgii bishan March, Isbahaysiga Maraykanka waxay qirteen in ugu yaraan 220 qof oo rayid ah lagu dilay duqeymaha ay ka geysteen dalka Syria tan iyo sannadkii 2014-kii.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts