HomeWararBoliska Kenya oo Xerada Dhadhaab ka baadigoobaya Macallimiin la afduubtay.

Boliska Kenya oo Xerada Dhadhaab ka baadigoobaya Macallimiin la afduubtay.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hawlgal xooggan ayey Boliska Kenya ka wadaan Xerada Dhadhaab ee W/bari ee dalkaasi, si ay u soo helaan 2 Macallim oo la sheegay in laga qafaashay Xeradaasi. Taliyaha Boliska Deegaanka, Aaron Morisi ayaa u sheegay Suxufiyiinta inay jiraan tuhuno la xiriira in Macallimiinta lagu hayo meel qarsoodi h oo ka tirsan Xeradda Dhadhaab. Waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hawlgal xooggan ayey Boliska Kenya ka wadaan Xerada Dhadhaab ee W/bari ee dalkaasi, si ay u soo helaan 2 Macallim oo la sheegay in laga qafaashay Xeradaasi.

Taliyaha Boliska Deegaanka, Aaron Morisi ayaa u sheegay Suxufiyiinta inay jiraan tuhuno la xiriira in Macallimiinta lagu hayo meel qarsoodi h oo ka tirsan Xeradda Dhadhaab.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay inay Hawlgalkaasi ku soo xireen 200 Eedeysane, lana baari doono haddii ay wax ka og yihiin Afduubka Macallimiinta oo Kenyan ahaa.

Inta badan Afduubyada ka dhaca Kenya waxaa lal xiriiriyaa Dagaalamayaasha Alshabaab ee inta badan hawlgalladda ka fuliya Goballadda W/bari Kenya.

- Advertisement -

Bishii la soo dhaafay ee February, labo nin oo aad u hubyesan  ayaa la sheegay in xoog ku soo galeen Dhismaha Dugsi oo ku dhex yaalla Xeradda Dhadhaab, halkaasi oo ay ka afduubteen 2 Macallim oo rag ah, inkastoo ay ka baxsadeen haween macallimiin ahaa.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts