HomeWararDabkii ka kacay suuqa Bakaaraha oo la damiyay iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir...

Dabkii ka kacay suuqa Bakaaraha oo la damiyay iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

waabarigii hore ee isniintii maanta ayaa dab xoogan waxa uu ka kacay suuqa Bakaaraha gaar ahaan suuqa loo yaqaano Khaliifa. dabka ayaa ku baahay dhismooyin badan oo ganacsi saacado badana qaatay damintiisa. hanti badan ayaana la sheegayaa in uu baabiyay dabkaasi . 2-ruux ayaa lasoo sheegayaa in ay ku geeriyoodeyn mashaqadaasi hal-ruux kalena  dhaawac ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

waabarigii hore ee isniintii maanta ayaa dab xoogan waxa uu ka kacay suuqa Bakaaraha gaar ahaan suuqa loo yaqaano Khaliifa.

dabka ayaa ku baahay dhismooyin badan oo ganacsi saacado badana qaatay damintiisa.

- Advertisement -

hanti badan ayaana la sheegayaa in uu baabiyay dabkaasi .

2-ruux ayaa lasoo sheegayaa in ay ku geeriyoodeyn mashaqadaasi hal-ruux kalena  dhaawac ayaa soo gaaray, gaadiidka Dab-damiska gobolka Banaadir ayaa markii dambe ku guulestay daminta dabkaasi.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaana suuqaasi kormeeray waxaana uu ka hadlay dabkaasi kacay.

- Advertisement -

Gudoomiye Jimcaale ayaa sheegay dib loo eegi doono sida uu  u dhisanyahay suuqaasi loona baahan yahay wadooyin gala suuqaas.

Halkan ka dhageyso Gudoomiye Jimcaale:

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts