HomeWarar(SAWIRO): Dhowr qof oo ku geeriyootay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha

(SAWIRO): Dhowr qof oo ku geeriyootay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhex geeriyoodeen goobihii ganacsiga ee Suuqa Bakaaraha ee uu dabku baab’iyey. Dabkaasi oo ilaa barqanimaddii maanta lagu hawlanaa damintiisa ayaa waxa uu bilowday abaarihii 04:00 Habeenimo ee xalay, waxaana la sheegay inay ku baaba’een goobo ganacsi oo aad u badan. Goobjoogayaal ayaa sheegay inuu dabku ka […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhex geeriyoodeen goobihii ganacsiga ee Suuqa Bakaaraha ee uu dabku baab’iyey.

Dabkaasi oo ilaa barqanimaddii maanta lagu hawlanaa damintiisa ayaa waxa uu bilowday abaarihii 04:00 Habeenimo ee xalay, waxaana la sheegay inay ku baaba’een goobo ganacsi oo aad u badan.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa sheegay inuu dabku ka bilowday Suuqa Ganacsiga ee Khaliifa, kadibna uu ku soo faafay qeybaha kale ee Suuqa, gaar ahaan Makiinadaha Saliida Macsaradda iyo Dukaamankaa lagu iibiyo Malabka iyo waxyaabaha kale.

Ma cadda waxa sababay Dabkaasi, mana aha markii ugu horreysay ee uu dab baabi’iyo qeybo ka mid ah Suuqaasi oo ah kan ugu weyn dalka Somalia.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories