HomeWararDowladda Japan oo ku deeqday Dhaqaale lagu xoojinayo Nidaamka Caafimaadka ee Somalia.

Dowladda Japan oo ku deeqday Dhaqaale lagu xoojinayo Nidaamka Caafimaadka ee Somalia.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Yaboohaas Lacageed oo dhan 1,067 million oo Dollars ayaa lagu wareejiyey Madaxa QM ugu qaabilsan Horumarinta Dhaqdhaqaaqyadda Dadweynaha (The United Nations Population Fund (UNFPA) ugu qaabilsan Somalia, Nikolai Botev. Dowladda Japan ayaa sheegtay in Kharajkaasi loohu tala galay xoojinta Nidaamka Caafimaadka ee Somalia, iyadoo xoogga la saarayo Dadka soo laabanayo iyo Buldhooyinka dhibaataysan.   Madaxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Yaboohaas Lacageed oo dhan 1,067 million oo Dollars ayaa lagu wareejiyey Madaxa QM ugu qaabilsan Horumarinta Dhaqdhaqaaqyadda Dadweynaha (The United Nations Population Fund (UNFPA) ugu qaabilsan Somalia, Nikolai Botev.

Dowladda Japan ayaa sheegtay in Kharajkaasi loohu tala galay xoojinta Nidaamka Caafimaadka ee Somalia, iyadoo xoogga la saarayo Dadka soo laabanayo iyo Buldhooyinka dhibaataysan.

- Advertisement -

 

Madaxa QM ugu qaabilsan Horumarinta Dhaqdhaqaaqyadda Dadweynaha  ee (UNFPA) ugu qaabilsan Somalia, Nikolai Botev waxa uu Dowladda Japan uga mahad celiyey Taageeradaasi, isagoo sheegay in Kharajkaasi loo adeegsan doono sidii loo hubin lahaa inaysan Haween ama carruur  geeriyoonin Xilliga Foosha.

Waxa uu intaasi ku daray in la rajeynayo in Mashruucaasi la gaarsiiyo 200,000 oo Haween Somali ah oo ku jira Da’da ay Haweenka wax ku dhali karaan iyo Dhallinyarada ku nool Deegaanadda loo qoondeeyey in ay ka faa’ideystaan Kaalmadaasi.

- Advertisement -

Somalia waxay ka mid tahay dalalka ugu sarreeya ee Tiradda dhimashadda ee Caalamka, iyadoo 22-kii haween mid ka mid ah geeriyoodaan xilliga ay Uurka leeyihiin.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts