HomeWararMuhaajiriin u badan Somali ka tegtay Maraykanka oo iska dhiibay Kanada.

Muhaajiriin u badan Somali ka tegtay Maraykanka oo iska dhiibay Kanada.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

22 Muhaajiriin u badan Somali ayaa la sheegay inay socod kaga gudbeen Xuduudka Maraykanka, si ay u gaaraan dalka Kanada, kadib, markii uu Madaxweynaha Maraykanka soo rogay Amarka Socdaalka. Hadal ka soo baxay Boliska Kanada ayaa lagu sheegay inay Muhaajiriintaasi soo galeen safar dhinaca dhulka si ay u soo gaaraan Kanada, xilli uu Qabowga dalkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

22 Muhaajiriin u badan Somali ayaa la sheegay inay socod kaga gudbeen Xuduudka Maraykanka, si ay u gaaraan dalka Kanada, kadib, markii uu Madaxweynaha Maraykanka soo rogay Amarka Socdaalka.

Hadal ka soo baxay Boliska Kanada ayaa lagu sheegay inay Muhaajiriintaasi soo galeen safar dhinaca dhulka si ay u soo gaaraan Kanada, xilli uu Qabowga dalkaasi ka hoos maray -20 degress Centigrade.

- Advertisement -

19 ka mid ah Muhaajiriintaasi waxay Kanada gaareen Sabtidii la soo dhaafay, halka 3 kalena ay Xuduudka Kanada ka tallaabeen, kadib, markii ay 5 saacad soo lugeynayeen.

Waxay u sheegeen Warbaahinta Gudaha ee Kanada inay Maraykanka uga soo carareen Amarkii uu Madaxweyne Donald Trump ku soo rogay dadka u dhashay dalalka Somalia, Sudan, Syria, Yemen, Libya, Iraq iyo Iran inaysan soo geli karin Maraykanka.

- Advertisement -

Dhinaca kale, waxay sheegeen inay rajo wanaagsan gelisay markii Wasiirka cusub ee Socdaalka ee dalka Kanada loo magacaabay Ahmed Hussien oo asal ahaan ka soo jeeda Somalia.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts