HomeWararMuqdisho oo Lagu Dooranayo Xildhibaanadii ugu Danbeeyey ee Aqalka Sare.

Muqdisho oo Lagu Dooranayo Xildhibaanadii ugu Danbeeyey ee Aqalka Sare.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa goordhow maanta oo Talaado ah magaalada caasimada Muqdisho ka dhacaya Doarshada labadii kusri ee ugu Danbeysay Xubnaha baarlamaanka Aqalka Sare taasi oo lagu wado in goordhow ay ka dhacdo Muqdisho. Doorashada ayaa ka dhaceeysa Xarunta Gaadiidka Booliska ee Muqdisho waana kuraastii ugu danbeysay xubnaha Aqalka Sare ee Degaanada Maamulka Soomaaliland iyadoo ay ku tartamaayan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhow maanta oo Talaado ah magaalada caasimada Muqdisho ka dhacaya Doarshada labadii kusri ee ugu Danbeysay Xubnaha baarlamaanka Aqalka Sare taasi oo lagu wado in goordhow ay ka dhacdo Muqdisho.

Doorashada ayaa ka dhaceeysa Xarunta Gaadiidka Booliska ee Muqdisho waana kuraastii ugu danbeysay xubnaha Aqalka Sare ee Degaanada Maamulka Soomaaliland iyadoo ay ku tartamaayan xubna dhowr ah oo daneynaya kamid noqoshada Baalamaanka Aqalka Sare.

- Advertisement -

Guddiga Doorashada  ee gobolada Waqooyi ayaa Shaaciyey  in xildhibaanadaan ay noqonayaan  kuwii ugu dambeeyey ee loo dooranayo Aqalka Sare waxaana horey loo doortay 52 senator oo Gudoomiye udoortay Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi kadib Doorasho ka dhacday Xarunta Kmg ee Aqalksa Sare.

 

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts