HomeWararFord Kenya oo ku eedeeyey Saraakiisha Ciiddanka Kenya inay ku mashquuleen Ganacsiga...

Ford Kenya oo ku eedeeyey Saraakiisha Ciiddanka Kenya inay ku mashquuleen Ganacsiga Kontorobaanka Somalia.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ku-xigeenka Hoggaamiyaha Xisbiga Kenya ee Soo-celinta Dimuqraadiyadda “Forum for the Resoration of Democracy”, Bonny Khalwale ayaa ku eedeeyey Maamulka Isbahaysiga Jubliee ee Madaxweyne Uhuru Kenyatta inay Xasaanad siinayaan Saraakiisha Ciiddanka Kenya ee lagu eedeynayo inay ku lug leeyihiin Ganacsiga Sharci-darradda ee Sonkorta iyo Dhuxusha Somalia. Bonny Khalwale ayaa hadalkaasi ka sheegay mar ay isaga iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-xigeenka Hoggaamiyaha Xisbiga Kenya ee Soo-celinta Dimuqraadiyadda “Forum for the Resoration of Democracy”, Bonny Khalwale ayaa ku eedeeyey Maamulka Isbahaysiga Jubliee ee Madaxweyne Uhuru Kenyatta inay Xasaanad siinayaan Saraakiisha Ciiddanka Kenya ee lagu eedeynayo inay ku lug leeyihiin Ganacsiga Sharci-darradda ee Sonkorta iyo Dhuxusha Somalia.

- Advertisement -

Bonny Khalwale ayaa hadalkaasi ka sheegay mar ay isaga iyo Hoggaamiyaha Xidbiga Ford Kenya, Moses Wetangula socdaalkooda Ololaha  Is-diiwaan gelinta Doorashadda ka wada Gobalka Busia, wuxuuna tilmaamay in aysan Dowladda Kenya waxba ka qabanin Askarta lagu dilayo gudaha Somalia.

“Wiilasheenna waxaa lagu dilayaa gudaha Somalia, weli Dowladda waxba kama qabanin arrintaasi. Waxaan ddoonaynaa in Wiilasheenna dib loogu soo celiyo dalkooda” ayuu yiri Bonny Khalwale.

- Advertisement -

 Waxa kale oo uu ku baaqay in sida ugu dhaqsaha badan Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOOM looga soo saaro gudaha dalka Somalia,

 Qeylo-dhaantiisa ayaa timid, kadib, maekii ay Dagaalamayaasha Alshabaab shalay weerar qorsheysan ku ekeysiiyeen Xeradda Ciiddanka Kenya ku leeyihiin Deegaanka Kul-biyow ee Gobalka J/hoose.

Xarakadd Alshabaab waxay sheegeen in 75 Askar Kenyan ah ku dileen weerarkaasi, inakstoo ay Kenya sheeganayso in 9 Askari oo keliya looga dilay Duullaankii Kul-biyow.

 ©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts