HomeWararXildhibaan Kenyan oo ku baaqay in Xuduudka Somalia iyo Kenya loo furo...

Xildhibaan Kenyan oo ku baaqay in Xuduudka Somalia iyo Kenya loo furo Ganacsiga Xorta ah.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  Cabaas Sheekh Maxamed oo ah Xildhibaan Kenyan laga soo doorto Bariga Wajeer ayaa sheegay inuu doonayo in Xuduudka Somalia iyo Kenya u furnaado Dhaqdhaqaaqa Xorta ee Badeecadaha iyo Adeegyadda. Xildhibaanka oo maanta oo Jimco ah Khadka Telefoonka kula hadlay Wargeyska The Star waxa uu tilmaamay in xuduudka haatan xiran uu horseeday inay Kenya soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Cabaas Sheekh Maxamed oo ah Xildhibaan Kenyan laga soo doorto Bariga Wajeer ayaa sheegay inuu doonayo in Xuduudka Somalia iyo Kenya u furnaado Dhaqdhaqaaqa Xorta ee Badeecadaha iyo Adeegyadda.

- Advertisement -

Xildhibaanka oo maanta oo Jimco ah Khadka Telefoonka kula hadlay Wargeyska The Star waxa uu tilmaamay in xuduudka haatan xiran uu horseeday inay Kenya soo galaan Alaabta Kontorobaanka iyo Hubka sharci-

Waxa uu ku booriyey Dowladda Kenya in la dhiso Xafiisyadda Canshuuraha, Socdaalka iyo Hay’addaha kale si loo hubiyo, loona canshuuro Badeecadaha Kenya kaga soo gudba Xuduudka Somalia oo dhererkiisu dhan yahay in ka badan 800 oo Kiilomitir.

Xildhibaanka ka tirsan Barlamaanka Kenya waxa uu hoosta ka xariiqay in la oggolaado Dhaqdhaqaaqa Ganacsiga Xorta, iyadoo la hubinayo Badeecadaha ka soo gudbayo Xuduudka Somnalia.

- Advertisement -

Degmadda Wajeer Bari waxay  ku taallaa Xuduudka aysan cidna maamulin (unmanned Border) ee u dhexeeya Kenya iyo Somalia.

Dhinaca kale,  waxaa la rumeysan yahay in Malaayiin Shillinka Kenya ka soo xeroodaan Badeecadaha Sonkorta iyo Dharka ee sida Kontorobaanka Kenya uga soo gala Xuduudka Somalia, gaar ahaan Kontoroolka Xero Milliteri  oo ku dhow Deegaanka Gerille oo 20-KM u jira Xuduudka.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts