HomeWararUNHCR oo shaacisay Tirada guud ee Qaxootiga Soomaalida ee iskooda uga soo...

UNHCR oo shaacisay Tirada guud ee Qaxootiga Soomaalida ee iskooda uga soo laabtay Xeradda Dhadhaab.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootig (UNHCR) ayaa sheegtay inay Qaxooti Somali oo tiradoodu dhan tahay 18,278 qof ay iskooda ugu soo laabteen Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab tan iyo bishii December ee sannadkii 2014-kii. Warbixin ay Hay’adda UNHCR shalay baahisay ayey ku sheegtay in qaxooti tiradooda dhan tahay 12,177 qof oo ka mid ah Tirada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootig (UNHCR) ayaa sheegtay inay Qaxooti Somali oo tiradoodu dhan tahay 18,278 qof ay iskooda ugu soo laabteen Xerada Qaxootiga ee Dhadhaab tan iyo bishii December ee sannadkii 2014-kii.

Warbixin ay Hay’adda UNHCR shalay baahisay ayey ku sheegtay in qaxooti tiradooda dhan tahay 12,177 qof oo ka mid ah Tirada guud ee Qaxootiga ku soo laabtay Somalia dib u soo laabteen sannadkan 2016-ka.

- Advertisement -

Bishan July 1-dii ilaa 15-dii  waxaa iskooda ugu soo laabtay Somalia qaxooti ay tiradoodu dhan tahay 1,278 qof.

UNHCR waxay sheegtay in Qaxootigaasi badankooda dhulka soo maraan, halka 150 ka mid ah Diyaarad lagu keenay Muqdisho.

 

- Advertisement -

Dowladda Kenya iyo UNHCR ayaa ka wada shaqeynayso sidii in ka badan 300,000 oo Qaxooti Somali ku nool Xeradda Dhadhaab iyo magaalladda Nairobi loogu soo celin lahaa Somalia, tan iyo markii ay Kenya ku dhawaaqday bishii hore inay xiri doonaan Xerada Dhadhaab oo ah Xeradda ugu ballaaran Caalamka ee ay dad  Qaxooti ah ku nool yihiin.

©Radio Dalsan

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts