HomeWararDowladda Masar oo Deeq Raashin ah ku wareejisay Dowladda Federalka.

Dowladda Masar oo Deeq Raashin ah ku wareejisay Dowladda Federalka.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Markab Xamuul oo waday Shixnad Gargaar raashin ah ayaa shalay ku soo xirtay Dekedda weyn ee magaalladda Muqdisho, kaasi oo ay Dowladda Masar ugu deeqday Dadka Soomaalida. Shixnadaasi oo culayskeedu dhan yahay 163 tan ayaa waxaa maanta si rasmi ahaan loogu wareejiyey Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federalka, C/rashiid Maxamed Xiddig. Danjiraha Masar u jooga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Markab Xamuul oo waday Shixnad Gargaar raashin ah ayaa shalay ku soo xirtay Dekedda weyn ee magaalladda Muqdisho, kaasi oo ay Dowladda Masar ugu deeqday Dadka Soomaalida.

Shixnadaasi oo culayskeedu dhan yahay 163 tan ayaa waxaa maanta si rasmi ahaan loogu wareejiyey Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federalka, C/rashiid Maxamed Xiddig.

- Advertisement -

Danjiraha Masar u jooga Somalia, Waliid Maxamed Ismaaciil ayaa sheegay in deeqdan ay ugu tala galeen dadka Soomaaliyeed, isla markaana aysan noqon doonin gargaarkii ugu dambeeyay ,mar walbana  Masar ay taageereyso shacabka Soomaaliyeed iyo dowladooda.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts