HomeWararXildhibaan horey ugu biiray Alshabaab oo isku qarxiyey Xarunta AMISOM.

Xildhibaan horey ugu biiray Alshabaab oo isku qarxiyey Xarunta AMISOM.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Saalax Nuux Ismaaciil “Saalax Badbadao” oo  horey isaga casilay Xilkii Xildhibaanimo ee Barlamaankii Dowladii KMG  ayaa la shaaciyey inuu ka mid ahaa Raggii ka tirsanaa Alshabaab ee shalay isku qarxiyey Xarunta AMISOM ee agagaarka Garoonka Diyaaradaha Calaamiga Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho. Saalax Badbaado oo ka soo jeeda Gobalka Sanaag waxa uu xubin ka ahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saalax Nuux Ismaaciil “Saalax Badbadao” oo  horey isaga casilay Xilkii Xildhibaanimo ee Barlamaankii Dowladii KMG  ayaa la shaaciyey inuu ka mid ahaa Raggii ka tirsanaa Alshabaab ee shalay isku qarxiyey Xarunta AMISOM ee agagaarka Garoonka Diyaaradaha Calaamiga Aadan Cadde ee magaalladda Muqdisho.

Saalax Badbaado oo ka soo jeeda Gobalka Sanaag waxa uu xubin ka ahaa Barlamaankii Dowladdii KMG, wuxuuna sannadkii 2010-kii iska casilay Xildhibaanimadda, isagoo ku biiray Xarakadda Alshabaab.

- Advertisement -

Warbaahinta taageersan Alshabaab, gaar ahaan Idaacadda Andulus ayaa xaqiijisay inuu Ex-Xildhibaan Saalax Badbaado kaxeynayey mid ka mid ah gaadiidkii shalay loo adeegsaday qaraxyaddii lala beegsaday mid ka mid ah Albaabadda laga galo Xarunta AMISOM ee u dhow Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Saalax Badbaado ayaa la sheegay inuu kaxeynayey Gaari Xamuul oo noociisu ahaa DYNA, wuxuuna la abaaray Ilaalo ku sugnayd Albaaabka weyn ee la galo Xarunta AMISOM.

Ugu yaraan 13 qof oo ay ku jireen  Askari ka tirsan Hawlgalka AMISOM iyo dhowr Ilaalo oo QM ayaa lagu dilay Is-qarxintaas.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts