HomeWararPuntland oo beenisay Go’aan ay isla qaateen QM.

Puntland oo beenisay Go’aan ay isla qaateen QM.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Puntland ayaa gaashaanka ku dhuftay hadal ka soo yeeray Ergayga Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Carruurta iyo Colaadaha Hubeysan, Leila Zerrougui oo ku aadanaa inay Puntland isla afgarteen inaan Maxkamad la soo taagi doonin 12 carruur oo lagu qabtay dagaalkii Alshabaab ku qaadeen qeybo ka mid ah Puntland. Leila Zerrougui oo dhawaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa gaashaanka ku dhuftay hadal ka soo yeeray Ergayga Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Carruurta iyo Colaadaha Hubeysan, Leila Zerrougui oo ku aadanaa inay Puntland isla afgarteen inaan Maxkamad la soo taagi doonin 12 carruur oo lagu qabtay dagaalkii Alshabaab ku qaadeen qeybo ka mid ah Puntland.

Leila Zerrougui oo dhawaan booqatay Puntand ayaa sheegtay inay Puntland ballan qaadeen inaysan toogan doonin carruurtaasi lagu qabtay Dagaalkii Alshabaab.

- Advertisement -

Hal maalin kadib, hadalkeeda, waxa arrintaasi beeniyey Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida ee Goballadda Nugaal iyo Sool, Major C/llahi Xersi Cali “C/llaahi Dheere.

Waxa uu si kulul uga biyo diiday inay Puntland oggolaatay inaan la toogan doonin carruurtaasi ka tirsan Maxaabiista Alshabaab, haddii ay ku guul-daraystaan Codsigooda Rafcaanka ah.

Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida ee Goballadda Nugaal iyo Sool, Major C/llahi Xersi Cali “C/llaahi Dheere waxa uu tilmaamay inuu ka mid ahaa Guddigii Puntland ee Ergayga Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Carruurta iyo Colaadaha Hubeysan, Leila Zerrougui kula kulmay magaalladda Garowe, isla markaana aan lagu heshiinin in carruurta maxaabiista ka tirsan Alshabaab laga cafiyey xukunkii dilka ahaa.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts