HomeWararTaliyaha cusub ee Hawlgalka AMISOM oo si rasmi ahaan ula wareegay Xilkaasi.

Taliyaha cusub ee Hawlgalka AMISOM oo si rasmi ahaan ula wareegay Xilkaasi.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Jeneral Osman Nuur Subagleh oo u dhashay dalka Jabuuti ayaa waxa uu shalay si rasmi ahaan xilka Taliyaha guud ee Hawlgalka AMISOM kala wareegay Taliyihii hore ee AMISOM, Jeneral Jonathan Rono. Taliyaha cusub ee AMISOM waxa kaloo uu la kulmau Wakiilka Gaarka ee Ururka Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM, Ambassador […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jeneral Osman Nuur Subagleh oo u dhashay dalka Jabuuti ayaa waxa uu shalay si rasmi ahaan xilka Taliyaha guud ee Hawlgalka AMISOM kala wareegay Taliyihii hore ee AMISOM, Jeneral Jonathan Rono.

Taliyaha cusub ee AMISOM waxa kaloo uu la kulmau Wakiilka Gaarka ee Ururka Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha Somalia, ahna Madaxa Hawlgalka AMISOM, Ambassador Francisco Caetano Madiera, wuxuuna sheegay in Imaanshihiisa ku soo beegantay iyadoo uu Hawlgalka AMISOM ku jiro Xaallad Khatar ah.

- Advertisement -

Ambassador Madeira  ayaa isagana sheegay inay AMISOM hor yaallaan Hawlgalo Adag, wuxuuna hoosta ka xariiqay in Muhiimadda ugu weyn ee xoogga la saarayo Doorashadda soo socota ee Somalia.

Waxa uu ku booriyey Taliyaha cusub ee Hawlgalka AMISOM in muhiimadda la saaro sidii Deegaan Ammaan ah loogu diyaarin lahaa Doorashooyinka soo socda.

Dhinaca kale, Taliyaha cusub ee Hawlgalka AMISOM, Jeneral Osman Noor Subagleh waa Sarkaal khibrad leh oo horey uga soo shaqeeyey Hawlgalka AMISOM, isagoo mar noqday Taliyaha Ciiddanka AMISOM muddadii u dhexeysay sannadihii 2012-kii ilaa 2013-kii.

- Advertisement -

Ka hor inta aan loo magacaabin Taliyaha Ciiddanka AMISOM, waxa uu Jeneral Subagle si joogta ah uga qeyb geli jitet Shirarka Guddiga Isku-dhafka ee Hawlgalladda Milliteri (The Joint Millitary Operations Coordination Committee (MOCC) ee AMISOM, isagoo matalayey Dalka Jabuuti.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts