HomeWararGaari miineysan oo lagu weerari lahaa Hotelka Maka Al-mukarama oo la qabtay.

Gaari miineysan oo lagu weerari lahaa Hotelka Maka Al-mukarama oo la qabtay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciiddanka Hay’adda NISA waxay barqanimaddii maanta gacanta ku dhigeen Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, kaasi oo lala maaganaa in lagu weeraro Hotelka Maka Al-mukarama ee magaalladdan Muqdisho. Ciiddanka waxay kaloo qabteen ninkii waday gaarigaasi, kaasi oo haatan lagu hayo baaritaano. Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir, C/fataax Cumar Xalane oo la hadlay Wakaalladda Wararka Soomaaliyeed ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddanka Hay’adda NISA waxay barqanimaddii maanta gacanta ku dhigeen Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, kaasi oo lala maaganaa in lagu weeraro Hotelka Maka Al-mukarama ee magaalladdan Muqdisho.

Ciiddanka waxay kaloo qabteen ninkii waday gaarigaasi, kaasi oo haatan lagu hayo baaritaano.

- Advertisement -

Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir, C/fataax Cumar Xalane oo la hadlay Wakaalladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in Ninka lagu qabtay gaariga miineysan uu caddeeyey inuu qorshihiisu ahaa inuu weeraro Hotelka Maka Al-mukarama.

Dhinaca kale, Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa u sheegay Radio Dalsan inay Hotelka Maka Al-mukarama xilligaasi  ku sugnaayeen Siyaasiyiin, Mas’uuliyiin iyo xubno ka kala socday Ururadda Bulshadda, oo ka qeyb galayey Shir looga hadlayey Waxqabadkii Dowladda Federalka ee 4-tii sanno ee ay majaraha dalka haysay.

Wararka waxay kaloo sheegayaan in la joojiyey shirkii ay Ergooyinka ku lahaayeen Hotelka Maka Al-mukarama sababo dhinaca ammaanka.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts