HomeWararTaliye cusub oo loo soo magacaabay Hawlgalka Midowga Europe ee Badda Somalia.

Taliye cusub oo loo soo magacaabay Hawlgalka Midowga Europe ee Badda Somalia.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Agaasimihii hore ee Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalka Ireland, Chris Reynolds  ayaa loo soo magacaabay Taliyaha cusub ee Hawlgalka Midowga Europe ee Somalia (EU mission in Somalia). Waa Taliyihii ugu horreeyey ee u dhashay dalka Ireland oo  markii ugu horreysay loo magacabo Xilka Hawlgallo ka baxsan Baddaha (The Overseas mission). Taliyaha Cusub ee Hawlgalka EU-da […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Agaasimihii hore ee Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalka Ireland, Chris Reynolds  ayaa loo soo magacaabay Taliyaha cusub ee Hawlgalka Midowga Europe ee Somalia (EU mission in Somalia).

Waa Taliyihii ugu horreeyey ee u dhashay dalka Ireland oo  markii ugu horreysay loo magacabo Xilka Hawlgallo ka baxsan Baddaha (The Overseas mission).

- Advertisement -

Taliyaha Cusub ee Hawlgalka EU-da ee Somalia, Chris Reynolds  waxaa lagu wadaa inuu Dowladda Somalia ka taageeri doono Dhismaha Ilaaladda Xeebaha oo lala xiriiriyo Boliska iyo  Adeegyadda Sharciga.

Waxa kale oo uu mas’uul ka noqon doonaan dhamaan Dhaqdhaqaaqyadda Hawlgalladda  iyo Xafiisyadda Hawlgalka iyo inuu iskaashi dhow la yeesho Dowladda Federalka Somalia iyo Maamul-gobaleedyadda.

Hawlgalka Midowga Europe ee La-dagaalanka Burcad-badeeda ka qowleysata Xeebaha Somalia (EUCAP Nestor Mission) waxay taageero ka geystaan Xoojinta Ammaanka Badda, La-dagaalanka Burcad-badddeeda ka qowleysata Xeebaha Somalia iyo Xoojinta Awoodda Ciiddanka Badda ee Somalia.

- Advertisement -

Hawlgalkaasi waxaa xubno ka ah in ka badan 170 Askari oo ka kala socda 17 Waddan oo ka tirsan Ururka EU-da, wiyadoo miisaaniyadda Hawlgalkaasi ee sannadkii hore uu gaaray 17.9 million oo Euro ( €17.9m).

Xubnaha Hawlgalkaasi waxay Xafiisyo Dhexe ku leeyihiin Maamul-gobaleedyadda Puntland iyo Somaliland, waxayna Xarun Tababar ku leeyihiin dalka Jabuuti.

Irish Coast Guard Director Chris Reynolds 2

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts