HomeWararDowladda Mareykanka oo Sharaxday Sababta aan Soomaalida loogu Sii Oggolaan Joogitaanka Maraykanka

Dowladda Mareykanka oo Sharaxday Sababta aan Soomaalida loogu Sii Oggolaan Joogitaanka Maraykanka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Dowladda Mareykanka oo Sharaxday Sababta aan Soomaalida loogu Sii Oggolaan Joogitaanka Maraykanka

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Mareykanka ayaa faahfaahin ka bixisay sababta loo joojiyay sharciga Ilaalinta Ku-Meel-Gaarka ah (Temporary Protected Status – TPS) ee muwaadiniinta Soomaaliyeed, kaddib go’aan uu qaatay Madaxweyne Donald Trump.

Xoghayaha Amniga Gudaha ee Mareykanka, Karis Noem, ayaa sheegtay in sababta ugu weyn ee go’aankan ay tahay isbeddel ku yimid xaaladda amni ee dalka Soomaaliya. Waxay tilmaantay in xaaladaha guud ee Soomaaliya ay soo hagaagayeen, isla markaana aysan mar dambe buuxin shuruudihii sharciyeed ee loogu talagalay barnaamijka Ilaalinta Ku-Meel-Gaarka ah.

- Advertisement -

“Kumeel-gaar micnihiisu waa kumeel-gaar,” ayay tiri Karis Noem, iyadoo xustay in TPS uusan ahayn sharci joogto ah oo oggolaanaya in dadka ay si aan xad lahayn ugu sii nagaadaan Mareykanka.

Xoghayaha Amniga Gudaha ayaa intaas ku dartay in oggolaanshaha muwaadiniinta Soomaaliyeed inay sii joogaan Mareykanka, iyadoo xaaladda dalkoodu soo hagaagayso, ay ka hor imaaneyso danaha qaran ee Mareykanka.

Waxay sidoo kale carrabka ku adkeysay in dowladda Mareykanka ay mudnaan siinayso danta muwaadiniinteeda, iyadoo sheegtay in danaha dadka Mareykanka ah la hor marinayo go’aannada la xiriira socdaalka iyo sharciyada deggenaanshaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts