HomeCaalamkaDaadadka Indonesia Boqollaal Qof oo Ku Dhintay iyo 400 Kale oo La...

Daadadka Indonesia Boqollaal Qof oo Ku Dhintay iyo 400 Kale oo La La’yahay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kooxaha gurmadka degdegga ah

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxaha gurmadka degdegga ah ee Indonesia ayaa weli wada raadin ballaaran oo lagu baadi-goobayo in ka badan 400 qof oo weli la la’yahay, kuwaas oo la rumeysan yahay in ay ku hoos aasmeen dhismayaal dumay kadib markii roobab duufanno wata ay sababeen daadad ba’an oo dalka ka da’yay ku dhowaad toddobaad.

Dowladda Indonesia ayaa xaqiijisay in tirada dadka ku dhintay jasiiradda Sumatra ay hadda kor u dhaaftay 440 qof, iyadoo xaaladdu weli cakiran tahay ayna jiraan cabsi ku saabsan in khasaaruhu sii kordho.

- Advertisement -

Musiibaddu waxay ku soo beegmaysaa iyadoo roobab culus iyo duufaanno ay burburiyeen qaybo ka mid ah Thailand, Malaysia, Filibiin iyo Sri Lanka, taas oo saameysay malaayiin qof isla markaana horseeday geerida in ka badan 900 qof gobolka oo dhan bishii lasoo dhaafay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts