HomeWararBannaanbax ballaaran oo berri la filayo in uu ka dhaco Muqdisho

Bannaanbax ballaaran oo berri la filayo in uu ka dhaco Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar hoose oo soo baxaya aya ku warramaya in maalininmada berri ah la qorsheynayo in Magaalada Muqdisho ay ka dhacaan Bannaanbaxyo waa weyn, oo ay dhigayaan dadka ku nool caasimadda. Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ay diyaarinayaan Bannaanbax ballaaran oo ka dhici doona Caasiamdda dalka ee muqdisho, iyadoo hadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar hoose oo soo baxaya aya ku warramaya in maalininmada berri ah la qorsheynayo in Magaalada Muqdisho ay ka dhacaan Bannaanbaxyo waa weyn, oo ay dhigayaan dadka ku nool caasimadda.

Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ay diyaarinayaan Bannaanbax ballaaran oo ka dhici doona Caasiamdda dalka ee muqdisho, iyadoo hadda ay socdaan abaabul xooggan oo  dadka lagu war-galinayo in berri ay bannaanbaxa ka qayb qaataan.

- Advertisement -

Walow aysan jirin war si rasmi ah uga soo baxay Musharaxiinta mucaaradka ah, haddana waxaa jirta hadal hayn weyn oo ku aaddan in laga yaabo in ay dhacan bannaanbaxyadaasi lagu taageerayo Mushariixiinta mucaaradka ah, waxaana wararku intaas ku darayaan in bannanbaxa lagu muujin doono, sida shacabku u diidan yihiin Dowladda uu hoggaamiyo Maxamed Cabdullaahi Maxmed Farmaajo.

Sidoo kale waxaa jira warar sheegaya in dowladda Soomaaliya ay billawday tallaabooyin lagu baajinayo Bannaanbaxa, waxaana ay Ciidamo ku diyaarisay goobaha ay si leedahay waxaa laga qorsheyn karaa bannaanbaxyo.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts