HomeWararDowladda Soomaaliya oo heshiisiiyay labo beelood oo walaalo ah

Dowladda Soomaaliya oo heshiisiiyay labo beelood oo walaalo ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Mukhtar Xuseen Afrax ayaa maanta isku keenay laba beelood oo wax kale tabanayay oo kuwada nool Gobolka Hiiraan. Odayaasha labada beelood  oo kulanka ka hadlay ayaa waxa ay balan qaadeen in ay diyaar u yihiin in ay si nabad ah uga heshiiyaan colaadii iyo waxyaabihii labada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Mukhtar Xuseen Afrax ayaa maanta isku keenay laba beelood oo wax kale tabanayay oo kuwada nool Gobolka Hiiraan.

Odayaasha labada beelood  oo kulanka ka hadlay ayaa waxa ay balan qaadeen in ay diyaar u yihiin in ay si nabad ah uga heshiiyaan colaadii iyo waxyaabihii labada beel kala dhexmaray dhawaanahan.

- Advertisement -

Kulanka waxaa qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan iyo waxgarad kale oo ka tirsan labada beelood ee walaalaha ah.

Hawshaan dib u heshiisiinta ee la kala dhexdhigay beelaha walaalaha ah ee wada degan Gobolka Hiiraan waxa ay qeyb ka tahay da’daallada nabadda iyo Dib u heshiisiinta oo dhawaanahan Wasiirku uu ka waday Gobolka Hiiraan.

Sidoo kale Wasiirku waxa uu baaq nabadeed u diray beelo walaalo ah oo colaad ku dhexmarayso deegaanno u dhaw degmadd Matabaan ee Gobolka Hiiraan, isagoo ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu joojiyo colaadda wadahadal degdeg ahna la isgu yimaado sida ugu dhaqsiyaha badan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts