HomeWararDowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay xiriirkii u jartay Kenya

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay xiriirkii u jartay Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaawaqday in xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay dowladda Kenya, xili maalmihii lasoo dhaafay xiriirka labada dal uu sii xumaanay, kadib khilaaf soo kala dhex-galay. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Cusmaan Abuukar Dubbe oo si toos ah saqdii dhexe ee xalay Telefashinka dowladda uga hadlay ayaa sheegay in gebi ahaan dowladda ay si rasmi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaawaqday in xiriirkii diblomaasiyadeed u jartay dowladda Kenya, xili maalmihii lasoo dhaafay xiriirka labada dal uu sii xumaanay, kadib khilaaf soo kala dhex-galay.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Cusmaan Abuukar Dubbe oo si toos ah saqdii dhexe ee xalay Telefashinka dowladda uga hadlay ayaa sheegay in gebi ahaan dowladda ay si rasmi ah xiriirka ugu jartay Kenya, isagoo eedeyn u jeediyay.

- Advertisement -

Dowladda ayaa amartay diblomaasiyiinta Kenyaanka ah ee ku sugan gudaha dalka inay 7 maalmood gudahood uga baxaan Magaalada Muqdisho, waxaana diblomaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan Nairobi lagu amray inay dib ugu soo laabtaan dalka.

Shacabka Kenya ayuu Wasiirka Warfaafinta ku sheegay inay yihiin kuwa jecel xiriirka labada dal, hayeeshee dowladda Kenya ay faragelin ku heysto Arrimaha siyaasadda dalka Soomaaliya gaar ahaan Jubbaland.

Go’aanka kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu kusoo aadayaa, iyada oo dowladda habeen horey Dacwad ka dhan ah dowladda Kenya u gudbisay Urur Goboleedka IGAD, waxaana Dacwadaas laga yeelan doona kulan Deg-deg ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts