HomeWararDEG DEG:- Wade Mooto Bajaaj oo lagu dilay  Magaalada Muqdisho

DEG DEG:- Wade Mooto Bajaaj oo lagu dilay  Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa gordhweyd Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu dilay mid ka mid ah dhalinyarada ku shaqeysata mootada Seddex  lugooleeyda ee Bajaajta loo yaqaanno, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dilkaasi. Dilka ayaa ka dhacay Xaafadda Xaliima Hiite ee Degmada Kaaraan, waxana loo gaystay Wade Mooto Bajaaj oo goobta marayay sida ay kusoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa gordhweyd Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu dilay mid ka mid ah dhalinyarada ku shaqeysata mootada Seddex  lugooleeyda ee Bajaajta loo yaqaanno, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan dilkaasi.

Dilka ayaa ka dhacay Xaafadda Xaliima Hiite ee Degmada Kaaraan, waxana loo gaystay Wade Mooto Bajaaj oo goobta marayay sida ay kusoo warramayaan goobjoogayaal ku sugan halka wax ka dhaceen.

- Advertisement -

Wali faah faahin buuxda lagama hayo dadka dilka fuliyay iyo sababta ka dambeysay in la dilo Marxuumka.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts