HomeWararFaah faahino:- Bom-gacmeed lagu weeraray Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya

Faah faahino:- Bom-gacmeed lagu weeraray Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Bam-gacmeed caawa lagu weeray Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa Saldhig ay ku leeyihiin degmada Warta-nabadda ee Maagaalada Muqdisho. Weerarka ayaa lagu qaaday Ciidamo Boolis ah oo ku sugnaa Laanta barwaaqo ee Degmada Warta nabadda. Dad goobjoogayaal ayaa sheegay in Ciidanka Bomka lagu tuuray ay Rasaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Bam-gacmeed caawa lagu weeray Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa Saldhig ay ku leeyihiin degmada Warta-nabadda ee Maagaalada Muqdisho.

Weerarka ayaa lagu qaaday Ciidamo Boolis ah oo ku sugnaa Laanta barwaaqo ee Degmada Warta nabadda.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ayaa sheegay in Ciidanka Bomka lagu tuuray ay Rasaas fureen, mana jiro khassaro lasoo wariyay oo ka dhashay bomka la tuuray iyo rasaasta ay Fureen Ciidanka Booliska ah ee Bom-gacmeedka lagu weeraray.

Inta badan Qaraxyada iyo Bom-gacmeedyada noocan ah ayaa ka dhaca Magaalada Muqdisho, waxaana khasaro uu kasoo gaaraa Ciidanka dowladda iyo dadka Shacabka ah ee ka agdhaw.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts