HomeWararGuri Shariif Xasan Baydhabo looga qalabeynayey oo lala wareegay

Guri Shariif Xasan Baydhabo looga qalabeynayey oo lala wareegay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamo daacad u ah Maamulka KG ayaa maanta joojiyey Guri qaabeyn lagu waday oo uu lahaa Sharif Xasan Sh. Aadan Madaxweynihii hore Maamulkaasi, waxaana Gurigu uu ku yaallaa agagaarka madaxtooyada . Dadka deegaanka ayaa Radio Dalsan u xaqiijiey  in Weerarka lagu qaaday Guriga shariif hassan Sheikh Adan, waxaaana weerarka lagu joojiyey dhismaha  sameeyey Askar wadatay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo daacad u ah Maamulka KG ayaa maanta joojiyey Guri qaabeyn lagu waday oo uu lahaa Sharif Xasan Sh. Aadan Madaxweynihii hore Maamulkaasi, waxaana Gurigu uu ku yaallaa agagaarka madaxtooyada .

Dadka deegaanka ayaa Radio Dalsan u xaqiijiey  in Weerarka lagu qaaday Guriga shariif hassan Sheikh Adan, waxaaana weerarka lagu joojiyey dhismaha  sameeyey Askar wadatay  Labo gaari, kuwaasi oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen Ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

- Advertisement -

Hawalwadeenada hawsha qalabeynta ah waday ayaa lagu xirey saldhiga Ciidamada Booliska ee magaalada baydhabo, sida wararku sheegyaan.

Ma’uuliyiin ka tirsan Maamulka KG oo aan la xiririnay waa ay ka gaabsadeen iney ka hadlaan, sidoo kale Sharif Xasan saraakiil ku dhaw dhaw waa diideen iney dhacdadan ka hadlaan.

Shariif Xasan ayaa ahaa madaxweyinihi ugu horreeyey ee KG waana aasaasihi maamulka oo si nabada Baydhaba uga tagay waxuu labo  mar uu  soo noqday gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya waana siyaasi galangal xooggan wali ku leh siyaasadda deeganada Koonfur Galbeed, isagoo ka tirsan mushraxiinta hadda kasoo horjeeda aragtida dawladda ee doorashada .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts