HomeWararGalmudug oo ka hadashy weerarkii lagu dilay saraakiil ka tirsanaa Ciidanka Xoogga

Galmudug oo ka hadashy weerarkii lagu dilay saraakiil ka tirsanaa Ciidanka Xoogga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar lagu dilay saraakiil ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay gaysteen meleshiyaad aan ilaa iyo hadda la xaqiijin waxa ay yihiin kuwaas oo saraakiisha geeriyootay wadada u galay kadibna rasaas ku furay xili ay ku sii jeedeen degmada Balanbal ee gobalka Galgaduud. Wasiirka warfaafinta ee mamaulka Galmudug […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar lagu dilay saraakiil ka tirsanaa ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay gaysteen meleshiyaad aan ilaa iyo hadda la xaqiijin waxa ay yihiin kuwaas oo saraakiisha geeriyootay wadada u galay kadibna rasaas ku furay xili ay ku sii jeedeen degmada Balanbal ee gobalka Galgaduud.

Wasiirka warfaafinta ee mamaulka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in ilaa toddobo sarkaal ay geeriyoodeen laba kalana la’ yahay raq iyo ruux.

- Advertisement -

Mr Falagle ayaa sheegay in maamulkiisu uu saacadaha soo socda dadweynaha la wadaagi doono faahfaahinta wararka ku gedaaman falkaan saraakiisha ciidamada dowladda lagu laayay.

“Deegaannka oo dhan ayaa aad loogu baxay haddii la dhex galo dadka Soomaaliyeedna waa wax la oggaan karo halka ay ka yimaadeen iyo waxa ay yihiin marka saacadaha soo socda ayaan warbaahinta la wadaagi doonaa wixii shaqo ah oo amniga ay ka soo qabtaan” ayuu yiri wasiirka warfaafinta maamulka Axmed Shire Falagle.

Sidoo kale war qoraal ah oo la soo dhigay barta facebook-ga ee Wasaaradda amniga gudaha Galmudug ayaa lagu yiri “Ciidamada amaanka Galmudug hawlgal baahsan oo ay ka wadaan deegaankii faldanbiyeedkaas foosha xun uu ka dhacay, waxay ku guulaysteen in ay soo badbaadiyaan saraakiishii la weeraray qeyb ka mid ah ayagoo ku raadjooga kooxihii dilkaas geystay si cadaaladda loo horkeeno.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts