HomeWararCiidamo ka wada tirsan Dowladda oo Muqdisho isku rasaaseeyay

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo Muqdisho isku rasaaseeyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya israsaaseeyn Xalay ka dhacaday Magaalada Muqdisho oo u dhexeeysay Ciidamo ka wada Tirsan dowladda, waxaana xalay la maqlayay dhawaqa rasaas xooggan oo ay isku adeegsanayeen. Israsaaseeynta ayaa dhexmartay Ciidamo Boolis ah iyo Millateri, waxaana ay ka dhacday Degmada Cabdi Cassiis ee Gobolkani Banaadir gaar ahaan aagga Liido. Ma jiro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya israsaaseeyn Xalay ka dhacaday Magaalada Muqdisho oo u dhexeeysay Ciidamo ka wada Tirsan dowladda, waxaana xalay la maqlayay dhawaqa rasaas xooggan oo ay isku adeegsanayeen.

Israsaaseeynta ayaa dhexmartay Ciidamo Boolis ah iyo Millateri, waxaana ay ka dhacday Degmada Cabdi Cassiis ee Gobolkani Banaadir gaar ahaan aagga Liido.

- Advertisement -

Ma jiro wax khasaaro ah oo laga soo wariyay dagalka kooban ee dhexmaray Cidanka ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ee kala ah Booliska iyo Millateriga, waxaana markii dambe lagu guuleystay in la kala dhex-galo dhinacyada Israsaaseyntu dhexmartay.

Horay Taliyaha Booliska degmada ayaa soo saaray amar ah in aan Qori ama Bastoolad lala soo geli karin Aagga Liido, waxaana la sheegay in Ciidanka Miilateriga ahi ay hubkooda wateen, taasina ay keentay in labada dhinaca ay israsaaseeyaan.

Inta badan  Ciidamada ka wada tirsan Dowladda ayaa waxaa dhexmara Israsaaseeynta noocaan ah, waxaana ka dhasha Khasaaaro dhimasho iyo dhaawac leh oo soo kala gaara dhinacyada dagaalama iyo dadka shacabjka ah ee lagu dul dagaalamo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts